Qeybta gurmadka deg deg ah ee Maamulka G/Banaadir oo heegan la geliyey (Sawirro)

Dowlada hoose Xamar ayaa soo bandhigtay dhamaan gaadiidka kala duwan ee heeganka ugu jira maareynta magaalada iyo u diyaargarowga roobabka mahiigaanka ah la saadaaliyay inuu dhawaan ka di’i doono qeybo ka mid ah dalka kaasoo la sheegay inuu wato dabeylo laga cabsi qabo inry saameyn ku yeeshaan caasimadda iyo gobolada dalka. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna … Continue reading Qeybta gurmadka deg deg ah ee Maamulka G/Banaadir oo heegan la geliyey (Sawirro)